Thursday, May 23, 2013
   
Text Size

Xildhibaan lagu toogtay Muqdisho


Xildhibaan Mustaf Xaaji Macallin oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saacado yar ka hor lagu toogtay xaafada waaberi. Waxaa toogtay rag ku hubeysan bastoolado.

Xildhibaan Mustaf gabadhiisa waxaa qaba Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed. Ilaa iyo hadda ma jiro cid sheegatay dilka xildhibaanka laakiin waxaa loo malaynayaa in ay ka dambeeyaan kooxda Al Shabaab.

 photo d993_zps33e549fc.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg