Friday, May 24, 2013
   
Text Size

Magaaladii Al Shabaab laga qabsaday

Photobucket


Magaalada Marka waxay ahayd meelihii ay gacanta ku hayeen kooxda Al Shabaab. Waxay u ahayd xarun weyn oo laga abaabulo weerarada kooxda Al Shabaab.

Marka waxaa deganaa madaxda kooxda Al Shabaab. Waa magaalo qurux badan oo xeeb dheer leh. Waxay aad uga fogeyd meelaha ay ka socdaan dagaalada.

Waxaa hadda si buuxda gacanta ugu hayo ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom. Madaxda Al Shabaab marka ay dhalinyarada ku qasbayaan dagaalka iyo is qarxinta, iyaga waxay ku raaxeysan jireen magaalooyinka xeebaha sida Marka iyo Kismaayo.

Intaba hadda waa laga qabsaday. Waa guul Soomaalida usoo hoyotay.

Photobucket

Photobucket

Photobucket

 photo d993_zps33e549fc.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg