Saturday, May 25, 2013
   
Text Size

Daar 30 dabaq ah o lagu dhisay 15 maalmood

Daar 30 dabaq ah oo hotel ah oo ku taala China ayaa lagu dhisay 15 maalmood. Daarta waxay ku taala gobolka Hunan. Horey uma dhicin arintan oo kale.

Shirkada hotelka dhistay waxaa la yiraahdaa Broad Group. Waxay hore u dhiseen daar 15 dabaq ah. Waxay ku dhiseen 6 maalmood oo kaliya.

Daarta 30-ka dabaq waxaa dhistay 200 oo qof. Waa daar adag oo u babac-dhigi karta dhul gariir uu cabirkiisu gaarayo ilaa iyo 9.0.

Shirkadan waxay tilmaantay in ay qorsheynayaan in ay China ka dhisaan 20 daar bil walba. Sanadka 2014-ka waxay qorsheynayaan 50 daar bishiiba.

 photo d1019_zpsd6e89ef6.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg