Sunday, May 19, 2013
   
Text Size

Ciidamo tababar loo furay

Photobucket


Ciidamada police-ka Soomaaliya ayaa loo furay tababar lagu kordhinayo aqoontooda askari-nimo. Tababarka wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ciidamada waxaa la barayaa qaabka ay isku difaaci karaan waqtiga ay wadaan baabuurta ay ku shaqeeyaan. Tababarka waxaa bixinaya aqoonyahano ku taqususay cilmigan oo ka socda Amisom.

Tababaro badan ayaa la siiyaa ciidamada police-ka Soomaaliya. Waxaa si toos ah ula shaqeeya ciidamo police ah oo ka socda Amisom.

Wax weyn ayaa iska badalay amaanka magaalada Muqdisho tan iyo intii laga saaray kooxda Al Shabaab. Dadka hadda waxay socdaan ilaa iyo saqda dhexe.

Photobucket

Photobucket

Photobucket

Photobucket

Photobucket

Photobucket

 photo d993_zps33e549fc.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg