Tuesday, May 21, 2013
   
Text Size

Safari Express

Photobucket

Photobucket

Safari Express waxay ku taalaa suuqa Midtown Global ee Minneapolis. Waxay ku guuleysteen abaalmarino badan oo cuntada ah. Waxyaabihii ay ku guuleysteen waxaa ka mid ah;

Soup of the year: 6 sano oo isku xigta ayay qaadeen abaalmarintan. Waxaa kula tartamayay restaurantiyada Internationalka ah ee ku yaala magaalada Minneapolis sida kuwa Chinese-ka, Mexicanka, Hindida iyo kuwo kale oo badan.

Sanwich-ka geela oo ay sameeyaan wuxuu galay kaalinta 7aad wadanka Mareykanka. Wuxuu ahaa Sandwich-kii ugu horeeyay ee laga sameeyo hilibka Geela. Dadka ugu badan ee gata sandwich-kan waa Ameerican.

Abaalmarinada ay qaadeen maaha kuwo halkan lagu soo koobi karo. Haddaba yaanan lagaaga sheekeyn Safari Express ee indhahaaga kusoo arag.

 photo d993_zps33e549fc.jpg

 photo d957_zps95d4e5bc.jpg

 photo 418_zps00a9bdaf.jpg

 photo d980_zps364668f7.jpg

 photo d956_zps3607d2af.jpg

 photo d918_zps3d37f986.jpg

 photo d893_zps509b83f8.jpg

Photobucket

 photo d758_zps6b9a2433.jpg

 photo d771_zps51bdf753.jpg